Jamie Vardy  oo Lagu Cadaadinaayo Soo joogista Leicester City

0

Madax ku-xigeenka kooxda Leicester City ayaa kalsooni ku qaba in xidiga Jamie Vardy  uu iska diido dalabyada kaga imaanaya kooxda arsenal islamarkaana uu hogaamiyo kooxda xili ciyaareedka dambe.

Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Dalka England ayaa xili ciyaareedkii soo dhamaaday dhaliyay 24-goal isagoo kooxdiisa u suurta galiyay hanashada koobka Premier League markii ugu horeysay taasi oo keentay in uu boos ka helo xulka England ciyaaraha England Euro 2016.

Naadiga arsenal ayaa xidigaan kusoo dalbatay lacag gaareysa £20 million, Jamie Vardy   ayaa go’aasan doonan Mustaqbalkiisa kadib ciyaaraha Euro 2016.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here