Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Tartanka Qur’aan aqriska Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho oo maalintii labaad galay maanta Tartanka waxaa ku tartamay tartamayaasha kala ah 1-Axmed Shiikh Maxamuud 2- C/laahi c/risaaq Yuusuf. Su’aalaha waxaa weydiinayay Shiikh Axmed Nuur.





