Ciidamada Xarakada Al-shabaab oo wata gadiidka noocyadii kala duwan ayaa la wareegay deegaano iyo Tuulooyinka hoos yimaad degmada Aadan Yabaal ee Gobolka shabeelaha Dhexe.
Deeganada iyo Tuulooyinka ay la wareegeen Ciidamada xarakada Al-shabaab ayaa la sheegay in ay isaga baxeyn Ciidamada Ethopia ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga afrika ee Amisom.
Deegaanka Mubaax oo qiyaastii 8 KM ujira Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa kamid ah deeganada ay la wareegeen Ciidamada Xarakada Al-shabaab.
Wixii kusoo kordha warkaan kala soco simbanews.com

