Madaxweynaha Turky-ga Recep Tayyip Erdogan oo Muqdisho Soo Gaaray+Sawirro

0

Wafdi uu Hogaaminayay Madaxweynaha dalka Turky-ga Recep Tayyip Erdogan ayaa goordhaweyd  soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaliya.

Masuuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdiga  Madaxweynaha Turkiga ga Recep Tayyip Erdogan.

Cutubyo ka Tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaliyeed  ayuu salaam sharaf uu ka qaatay Madaxweynaha dalka Turky-ga Recep Tayyip Erdogan.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa loo galbiyay dhanka Madaxtooyada Soomaliya iyadoo sidoo kale uu isla maanta xariga ka jari doono Safaarada Cusub ee Turky-ga Somaliya ka dhistay.

duga_1 duga_2 duga_3 duga_4 duga_5 duga_6

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here