Real Madrid oo Ka Hadashay Dhaawaca Soo Gaaray Xidiga Raphael Varane

0

Daafaca kooxda Real Madrid Raphael Varane ayaa la rajeenayaa in uu Seegi doono Finalka Koobka Champions League ee u dhaxeeya kooxaha  Real Madrid iyo Atletico Madrid kaasi oo ka dhici doono Garoonka Sansiro ee Magaalada Milaano.

Raphael Varane ayaa sidoo kale la aaminsan yahay in uu Seegi karo ciyaaraha Uero 2016-ka oo sanadkaan lagu qaban doono dalka France.

Naadiga Real Madrid war ay soo  saartay ayay ku sheegtay in daafacaan uu soo gaaray dhaawac dhanka Muruqa ah isla markaana uu seegi doono Finalka Garoonka San siro

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here