Paul Pogba :- Waxaan Doonayaa in aan Noqdo sida Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Juventus Paul Pogba ayaa sheegay in uu doonayo in uu lahaado tayada sida  xidigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

Laacibka reer France tan iyo markii uu ka dhaqaaqay kooxda Manchester United sanadkii 2012-kii Juventus ayuu kula guuleystay 4-horyaal ee dalka Talyaaniga bartilmaameed waxaa ka dhiganaya qaar kamid ah Kooxaha dalka Ingiriiska.

“qof walba waxa uu doonayaa in uu noqdo sida Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo dabcan ana waxaan doonayaa in aan noqdo sidaas oo kale ayuu warbaahinta u sheegay xidigaan ka tirsan Juventus

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here