Halyaygii hore ee xulka qaranka Uruguay ee Diego Forlan ayaa amaan kala duldhacay xidigii ay Uruguay ka soo wada ciyaareen ee Luis Suarez, oo haatan weerarka kaga ciyaara kooxda Barcelona
Diego Forlan wuxuuna ku tilmaamay in Suarez uu yahay weerarka dhexe aduunka hadda ugu fiican,
Weeraryahankii Hore ee kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa qarka u saaran in uu jabiyo rekoodhkii Forlan ee La Ligaha isla markaana uu galo taariikhda horyaalka Spain.

