Lionel Messi oo kusoo Laabtay Xulka dalka Argentine iyo Tavez oo Laga Tagay

0

Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa dib ugu soo laabtay xulka dalka argentine ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka ee sanadka 2018-ka.

Barcelona xidigeeda ayaa seegay kulankii ay barbarha la galeen xulka dalka Brazil iyo guushii ay ka gaareen xulka dalka Colombia bishii November kadib dhaawac kasoo gaaray kulamada horyaalka dalka Spain.

Macalinka xulka dalka Argetine  Gerardo Martino, ayaa dib ugu yeeray laacibkaan isagoona ka garab ciyaaraya weeraryahanka kooxda Manchester City’s Sergio Aguero kaaasi oo dhankiisa seegay 3-kulan.

Xulka la Magacaabay

Goalkeepers: Sergio Romero (Manchester United), Nahuel Guzman (Tigres UANL), Geronimo Rulli (Real Sociedad).

Defenders: Pablo Zabaleta (Manchester City), Facundo Roncaglia (Fiorentina), Gabriel Mercado (River Plate), Nicolas Otamendi (Manchester City), Mateo Musacchio (Villarreal), Ramiro Funes Mori (Everton), Marcos Rojo (Manchester United), Leonel Vangioni (River Plate), Javier Pinola (Rosario Central), Martin Demichelis (Manchester City).

Midfielders: Javier Mascherano (Barcelona), Matias Kranevitter, Augusto Fernandez (Atletico Madrid), Enzo Perez (Valencia), Lucas Biglia (Lazio), Javier Pastore (Paris Saint-Germain), Ever Banega (Sevilla), Angel Di Maria (Paris Saint-Germain), Erik Lamela (Tottenham), Nicolas Gaitan (Benfica).

Forwards: Ezequiel Lavezzi (Hebei China Fortune), Lionel Messi (Barcelona), Sergio Aguero (Manchester City), Gonzalo Higuain (Napoli), Paulo Dybala (Juventus),  Angel Correa (Ateltico Madrid).

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here