Michael Carrick :- Wali Manchester United Way ku Guuleysan kartaa Horyaalka Ingiriiska

0

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Manchester United Michael Carrick ayaa aaminsan in kooxda United ay wali ku rajo weyn tahay hanashada Horyaalka dalka Ingiriiska xili ay 13-dhibcood ay ka hooseeyaan kooxda Leicester City oo Horyaalka Hogaaminaysa.

Kooxda Leicester City ayaa shalay 3:1 kaga adkaatay kooxda  Manchester City ciyaar ka dhacday guriga Etihad Stadium waana koox xili ciyaareedkaan bandhig wanaagsan ka sameenaysa Horyaalka dalka Ingiriiska.

Kooxda Manchester United ayaa caawa garoonka Stamford Bridge kula ciyaari doonta kooxda Chelsea uu xili ciyaareedkaan Horyaalka dalka Ingiriiska aan bandhig wanaagsan ka sameeneynin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here