Labo Xidig oo ka Tirsan Barcelona oo ku biiraya kooxda Manchester City

0

Imaanshaha Kooxda Manchester City Macalin Pep Guardiola ayaa ka dhigan in ay kooxda xili ciyaareedkaan ay xiiseenayso xidigaha ka tirsan kooxda Barcelona sida Sergio Busquets iyo  Neymar sida lagu daabacay maanta Daily Mail  .

Kooxda Manchester City ayaa bilowgii bishaan ku dhawaaqday in macalinkii Hore ee kooxda Barcelona uu yahay macalinka cusub ee xili ciyaareedka 2016/2017 ayay kooxda u gacan galisay lacag gaareysa £150 million si uu ciyaaryahano cusub ugu soo iibsado macalinka.

Manchester City ayaa la aaminsan yahay in ay lasoo wareegayso mid kamid ah ciyartooda kooxda Barcelona sida ay daabacayaan majalada dalka ingiriiska.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here