Jose Mourinho oo Noqon doona Macalinka  kooxda Manchester United

0
Jose Mourinho, Manger of Real Madrid.

Macalinkii Hore ee kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa ku dhow in uu heshiis la gaaro kooxda Manchester United si uu badal ugu Noqdo macalin Louis van Gaal.

Jose Mourinho Macalinka reer Portugal oo dhawaan laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea ayaa mudooyinkii dambe lala xiriirinaayay shaqada Garoonka Old Trafford madaama shaki la galinaayo mustaqbalka macalinkii Hore ee kooxaha Barcelona iyo Beyer Munich Louis van Gaal.

Majalada Daily Mail ayaa maanta oo sabti ah daabacday in maamulka sare ee kooxda Mancheste United ay shaqada kooxda Manchester United lala rabaan macalinkii Hore ee kooxda Real Madrid Jose Mourinho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here