War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska wasaaradda warfaafinta Soomaliya ayaa lagu sheegay in dhamaan Warbaahinta Madaxa banaan iyo Ururada Bulshada Rayidka ah laga doonayo in ay soo gudbiyaan Xubnihii uga mid noqon lahaa Guddiga Saxafada Soomaaliya mudo ku siman Toban Cisho Gudaheed.

