War Deg Deg:- Ganacsade Goor Dhaweyd Lagu dilay Magaalada boosaaso

0

Kooxo Hubeysan ayaa caawa Fiidkii Magaalada boosaaso ee Gobolka Bari waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu ahaa ganacsade caan ka ahaan Gudaha Magaalada boosaaso ee isla  Gobolka Bari.

Nin la dilay oo ganacsadaha lagu sheegay ayaa magaciisa lagu sheegay xirsi aduunyo waxaana xabado  ku duftay koox hubeysan xili uu ku sugnaa Gudaha Magaalada boosaaso ee Gobolka Bari.

Magaalada boosaaso waxaa haatan ka socda baaritaano ku aadan cida ka dambeysay dilka ninkaan ganacsadaha ka caanka ka ahaa Gudaha Magaalada boosaaso ee Gobolka Bari.

Boosaaso waxaa maalmahaan ka socda ka socda banaanbaxyo loogu soo hojeeday dadka la sheegay in si sharci daro ah ay ugu xiran yihiin xabsiyada magaalada boosaaso.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here