Andoni Zubizarreta :- Neymar wuu ku faraxsan yahay kooxda Barcelona

0

Agaasimihii Hore ee dhanka ciyaaraha kooxda Barcelona Andoni Zubizarreta.  Ayaa aaminsan in ciyaarayahanka kooxda Barcelona Neymar uu aad ugu faraxsan yahay Noloshada kooxda Barcelona,

Goolhayihii Hore ee kooxda Barcelona Andoni Zubizarreta oo shaqo kasoo qabtay kooxda Barcelona intii u dhaxeysay sanadkii 2010-ka ilaa 2015 ayaa tilmaamay in laacibka reer Barzil uu yahay mid niyadiisa ay jeceshahay kooxda boqorada qaarada Yurub ee Barcelona,

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in laacibka reer Brazil uu dalab ka helay kooxda Real Madrid madaama ay wali taagan tahay dacwada la xiriirta lacagaha lagu soo iibsaday xidigaan,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here