Wajiga Labaad ee Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo Maanta ka Furmaya Jowhar

0

Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha dhexe waxaa maanta la filayaa In uu ka Furmo shirka Maamul  u sameynta Hiiraan iyo shabeelaha dhexe oo mudooyinkii dambe hakad ku jiray furitaankiisa, wajiga Labaad,

Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda soomaliya ayaa sheegtay in la xaliyay tabashooyinkii ay tabanayeen qaar kamid ah odoyaasha dhaqanka kasoo jeeda Gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe  kadib markii ay kulan la qaateen odoyaasha,

Dhanka kale Qaar kamid ah odoyaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa wasaaradda Arrimaha ku eedeeyay musuq-maasuq ku aadan qaabka awood qeybsiga beelaha Gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here