Ciidamada Booliska dalka Canada ayaa sheegay in 4-qof toogasho lagu dilay kadib markii nin Hubeysan uu Gudaha u galay iskuul ku yaala Gobolka Saskatchewan, ee bartamaha dalka Canada.
Ninka Hubeysan ayaa la sheegay in uu rasaas xoogan ku Furey Gudaha iskuulka taasi oo sababtay dhimashada 4-qof ee xiligaas ku sugneed Gudaha iskuuulka,
Booliska oo goobta gaaray ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay ninka geystay falkaan xili uu ku sugnaa banaanka iskuulka ku yaala Gobolka Saskatchewan, ee dalka Canada.
Dhanka kale Raisulwasaaraha dalka Canada Harper, Justin Trudea oo toogashaan ka Hadlay ayaa sheegay in uu walaac ku beermayo waalidiin badan oo dalka Canada ku Nool,

