Al-shabaab oo soo bandhigay Sawiro Muujinaya Meydadka Askarta Kenya+ sawiro

0

Xarakada al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada meydadka qaar kamid ciidamada Kenya oo dhawaan Lagu weeraray deeganaka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ee Koonfurta dalka Soomaliya,

Mu’asasada Alkataa’ib garabka AlShabaab oo maanta baahisay sawiro muujiya meydadka ciidamada Kenya oo dhawaan lagu weeraray saldhig ay ku lahaayeen  deeganka Ceel-cadde waxayna sawirada intooda badan ay muujinayeen askar ka Tirsan ciidamad Kenya oo Lagu dilay weerarka, kuwasoo xiran dharka ciidamada Midowga Africa ee amisom.

Soo bandhigida sawiradaan ayaa ka dambeysay kadib markii Jimcihii aynu soo dhaafnay al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo waxayna weerarkaas al-shaabab ku sheegeen in ay ku dileen askar gaareysa 100-askari oo kenyaan ahaa,

006 006 (1) 005 004 007 008 (1)

002

008 (1)

021021

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here