Kooxo Hubeysan ayaa Maanta ku dhaawacay Gudaha Magaalada Nairobia ee dalka Kenya Arday caafimaadka oo ka shaqeynayay isbitaalka Qaranka ee Kenyatta (Kenyatta National Hospital.)
Kooxda Hubeysan ayaa la sheegay in ardeyda ay ku dhufteen dhowr xabadood waxaa si garaab ahaan loola cararay isbitaalka Kenyatta National Hospital. oo haatan xaaladiisa caafimaada lagu dabiibayo,
Booliska Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo goobta soo gaaray ayaa ku guuldareystay in ay gacanta ku dhigaan ragii ka dambeeyay daawaca loo geystay Arday-ga caafimaadka .
Dhanka kale Cidna ma sheeganin falka lagu dhaawacay ardeydayga kenyaatiga ah ee ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

