Adam Lallana :- Waa In aan Guul ka Gaarnaa kooxda Manchester United

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Liverpool Adam Lallana ayaa sheegay in kooxda Liverpool ay galabta ka Go’an tahay in ay ka guuleysato kooxda Manchester United si ay ugu Mid noqoto kooxaha xili ciyaareedkaan ka qeyb galaya koobka Champions League,

Kooxda Liverpool ayaa barbihii dambe bandhig wanaagsan ka sameynayay Horyaalka dalka Ingiriiska iyadoona galabta la ciyaari doonta kooxda ay xifaaltaam ee Manchester United oo dhankeeda laga dareemyo qaab ciyaareed Hoose,

”Guul aan ka gaarno Manchester United waa mid suurta galin karta in aan kamid Noqono kooxaha Champions League ka qeyb qaata ayuu Adam Lallana u sheegay wariyaasha ka Hor kulanka Manchester United iyo Liverpool.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here