Kooxda Barcelona ayaa wali diyaar ah in ay la wareegto daafaca dhexe ee kooxda Evertoon John Stones sida maanta lagu daabacay majalada AS. Ee Spain kasoo baxda,
Daafaca dhexe ee heerka caalami ee xulka dalka Spain ayaa bandhig wanaagsan ka sameeyay Horyaalka dalka Ingiriiska isgaoona sidoo kale dalabyo ka helay kooxaha Horyaalka dalka Ingiriiska sida Chelsea, Manchester United, Iyo Manchester city,
Kooxda Barcelona ayaa xiriir wanaagsan la leh kooxda Evertoon madaama ay Horey ugu iibisay xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain Gerard Deulofeu

