Kooxda Manchester United uu Lacago badan kula soo wareegayso xidiga jemes Rodriguez

0

Kooxda Manchester United ayaa ku dhow in xili ciyaareedkaan ay lacago badan kula soo wareegto weeraryahanka kooxda Real Madrid James Rodriguez.

James Rodriguez’ ayaa shaki la galiyay mustaqbalkiisa kooxda Real Madrid inta uu maamulayay macalinkii shaqada laga ceyriyay ee Rafa Benitez inkastoo la sheegayo in uu xiriir wanaagsan xiligaan la leeyahay macalin Zinedine Zidane,.

Kaliyah 7-kulan ayuu kusoo bilowday xili ciyaareedkaan waana mid kamid ah waxyaabaha niyad jabiyay laacibka heerka caalami ee xulka dalka Colombia oo 24-sano jir,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here