Macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in uusan Qatar galin doonin xidiga Alexis Sanchez kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda Liverpool habeen dambe isagoona kooxda kasoo muuqan doona kulamada dambe,
Xidigaha heerka caalami ee xulka dalka Chile ayaa wali ka maqan kooxda arsenal iyadoona aan laga dareemeenin kooxda arsenal maqnaanshaha laacibka Alexis Sanchez
Alexis Sanchez ayaa Teamka kooxda arsenal laga saaray bishii November kulan ay barbaro la galeen kooxda Norwich City kadib dhaawac kasoo garay dhanka muruqa.

