Laacibka kooxda Manchester United Matteo Darmian ayaa kooxdiisa kala hadlaya sidii uu kaga dhaqaaqi lahaa kadib markii uu jahwareeray Noloshada kooxda,
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka talyaaniga Matteo Darmian ayaa Manchester United kaga soo biiray kooxda Horyaalka dalka Talyaaniga Torino, xili ciyaareedkaan,
Matteo Darmian ayaa lala xiriirinayaa kooxaha Beyer Munich iyo Juventus oo kamid ah kooxaha xili ciyaareedkaan xiiseenaysa laacibka heerka caalami ee xulka dalka Talyaaniga oo ku wareersan Noloshada Magaalada Manchester,

