Weeraryahanka kooxda Real Madrid Gareth Bale ayaa sheegay in uusan ku fikireynin ku guuleysiga abaalmarinta qaaliga ah Ballon d’Or. oo lasiiyo xidigaha ugu wanaagsan aduunyada,
Abaalarinta Ballon d’Or. Ayaa caawa Lagu dhawaaqi doonaa xili ay u Taagan yihiin xidigaha Cristiano Ronaldo Lionel Messi iyo Neymar oo ah xidigaha iskugu soo haray abaalmarinta qaaliga ah,
Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Wales ayaa bandhig wanaagsan xili ciyaareedkaan ku bilowday iyadoona kulamadii ugu dambeeyay uu shabaqada soo taabanayay,

