Mas’uuliyiinta Dowlada Soomaliya oo ka Haray duugta Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Rooble

0

Mas’uuliyada dowlada iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka haray duugta Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif rooble oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan,

Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlada Soomaliya ayaa sheegay in la isku gartay in meydka Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas rooble ay qaadaan dadka magaalada Beledweyne , si  meesha loogu aasayo ugaasyada ugu dhicin dagaal dhaxmara ciidamada dowlada soomaliya iyo al-shabaab oo maamusha deeganka daaro Ugaas, oo u dhow degmad Halgan.

Odayaasha dhaqanka Hiiraan ayaa dhawaan ku dhaqaaqay in aan laga Hor istaagi Karin in Ugaas C./raxmaan  Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ay ku aasaan deeganka Daaro Ugaas.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here