Booliska Mombasa oo soo qabtay Maanta Hub ay ku sheegeen in ay lahaayeen Al-shabaab.

0

Ciidamada Booliska Magaalada Mombasa  ayaa maanta  baaritaano ka sameeyey guri kuyaalo magaalada Mombasa oo ciidanku ay ku tuhun sanaayeen in ay daganaayeen ka Tirsan al-shabaab .

Madaxa booliska Mombasa ee dalka Kenya faransis wanja oo warbaahinta hubka ay soo qabteen usoo bandhigay ayaa sheegay in 2 nin ay ciidanka ka booliska baxsadeen walina lagu raad joogo.

Magasyada labadaasi nin ayaa lakula kala sheegay Mahmoud Salim Maxamed iyo xusseen cumar Saciid.

Hubka ay ciidanka booliska Mombasa ay gacanta kusoo dhigeen ayaa kala ahaa 345 rasaasta ka dhacda quriga AK47, 20 gantaalaha garabka laga tuuro ah iyo qalab kale oo guriga ayaalay ayna ka mid yihiin 15 moobeel iyo laabtoobyo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here