Aqriste dhageyso Barnaamijka Bartilmaameedka Idaacadda Simba oo 9:30-PM==10:30PM aad ka dhageysataan habeen walba Radio Simba Muqdisho 95.0-MHZ Caawa Waa habeen Isniin ah Talaadana ay soo galayso Taariikhduna ay tahay 04-01-2016.
Halkaan ka dhageyso Barnaamijka oo Caawa Qodobbo kala duwanoo xiisa leh lagusoo qaatay.

