Diyaarad kuwa Xamuulka ah oo kusoo dhacday Qeybo kamid ah Degmada Afgooye

0

Wararka ka Imaanaya degmada afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qeybo kamid ah degmadaas ay kusoo dhacday diyaarad kuwa xamuulka qaada

Diyaaarada ayaa kusoo dhacday  inta u dhaxeysa Furuqley iyo war –albaab ee Degmada afgooye ee Gobolka shabeelaha Hoose  waxaa la sheegay in ay ka baxday Gudaha Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaliya

Gudoomiyaha degmada afgooye ee dowlada Soomaliya c/qani yuusuf ayaa idaacada simba u sheegay in ay goor dhaweyd ay deegankaas ku soo dhacday diyaarad kuwa xamuulka qaada

Dhanka kale wararka ayaa sheegaya in deeganka ay diyaarada  kusoo dhacday ay kusugan Yihiin ciidamo ka Tirsan  kuwa xarakada al-shabaab

Wixii kusoo kordha simbanews.com kala soco

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here