Ugu Yaraan 5-qof ayaa dhimatay Halka kuwa kale ay ku dhaawacmeen kadib markii ay quustay dooni siday 27-qof oo dalxiisayaal ah
Doonidaan ayaa ku Quustay xeebta British Columbia oo Galbeedka dalka Canada waxaana ku dhintay dad Gaaraya 5-ruux Halka 18-kalana ay ku dhaawacmeen sida ay xaqiijiyeen laamaha caafimaadka dalka Canada
Dadkii ku dhaawacmay shilka doonida ayaa la geeyay isbitaalada dalka Canada si loogu dabiibo dhaawacyada kasoo Gaaray quusida doonida galinkii dambe ee shalay ku quustay xeebta British Columbia ee dalka Canada
Halkaan ka Daawo Sawirada











