Muwaadin Asal ahaan kasoo jeeda Soomaliya oo Isku Qarxiyay Magaalada Ramadi ee Wadanka Iraq + Sawiro

0

Muwaadin Britain ah oo asal ahaan kasoo jeeda wadanka soomaliya  ayaa isku qarxiyay ciidamo ka Tirsan kuwa dowlada ciraaq oo ku sugnaa Magaalada Ramadi ee wadanka  Iraq.

Abu Khalid al-Britan ayaa Haysta dhalashada wadanka Ingiriiska waxaa la aaminsan yahay in uu mudo ku noolaa wadamada Yemen iyo soomaliya

Ninkaan ka Tirsanaa kooxda daacish ayaa Fuliyay qarax loo adeegsaday Gaari kasoo ka dhacay Magaalada Ramadi ee wadanka  Iraq waxaana ku dhintay qaraxa ismiidaaminta ahaa askar gaareysa 150-askari oo ka Tirsaneed ciidamada dowlada Ciraaq

Waxaa Muwaadinkii Labaad ee kasoo jeeda wadanka Ingiriiska ee fuliya qaraxyada ismiidaaminta waxaa Horaantii sanadkaan fuliyay qaraxa sidaan oo kala ah Fatlum Shalaku, 20-jir ah oo ingiriiska kasoo jeeda

Abu Omar al-Britani was the second British jihadi to kill himself in a suicide bomb attack at Ramadi last weekBritish ISIS fighter Fatlum Shalaku, 20, from Ladbroke grove, blew himself up in ISIS's succesful assault on Ramadi, Iraq, earlier this year

Abu Khalid al-Britani was from the UK and was of Somali and Yemeni origin but only spoke limited Somali. He is the second British jihadi to blow himself up at Ramadi in less than a week 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here