Wararka Naga Soo gaaraya xaafada Nasteexo ee degmada Wadajir ayaa sheegaya in xafadaas lagu diley Mid kamid ah shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho
Dad ku sugan degmada Wadajir ayaa idaacada simba u sheegay in goor dhaweyd degmada wadajir kooxo hubeysan ay ku dileen mid kamid ah shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho
Dhanka kale Ruuxa la diley ayaa Magaciisa lagu sheegay ciise beeyle wuxuu kamid ahaa shaqaalaha ah Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee aadan Cadde

