Shir loogu Hadlaayay argagaxisada oo shalay ka Furmay Magaalada Muqdisho ayaa Maanta la filayaa in lasoo Gabagebeeyo
Shirka oo shalay ka Furmay Magaalada Muqdisho waxaa ka qeyb Galay madax ka Tirsan dowlada soomaliya iyo wasiirka amniga Gudaha dowlada soomaliya C/risaaq Cumar Maxamed iyo saraakiil ka Tirsan Ciidamada dowlada soomaliya
Shirka ayaa la sheegay in Muhiimadiisa ay aheyd sidii loola dagaalami lahaa argagaxisada iyo sidii loo yareyn lahaa weerarada ka dhaca Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka Soomaliya

