Macalinkii Hore ee kooxaha PSG, Juventus. Iyo Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa cadeeyay in uu shaqada macalinimo uu dib ugu soo Laaban doono xili ciyaareedka dambe xili lala xiriirnaayay shaqada kooxda Liverpool
Ninkii Hore ee Chelsea Carlo Ancelotti ayaa dhawaan xaalad caafimaad Daro ay soo wajahday wuxuu Galay qaliin dhanka Nervurks ah kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda Real Madrid
Kadib markii Markii Shaqada laga ceyriyay Macalinkii Liverpool Brendan Rodgers wuxuu kamid ahaa Carlo Ancelotti qaar kamid ah macalimiinta lala xiriirinaayay shaqada kooxda Liverpool ee Horyaalka dalka Ingiriiska
Shaqada kooxda Liverpool waxa haatan ku dhow macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp kasoo la aaminsan yahay in uu soo Gaari doono Magaalada Liverpool Maalinta Bari oo Khamiis

