Madaxweynaha Soomaliya Xasan sheikh Maxamuud oo Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Denmark

0

Madaxweynaha dowlada soomaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud ayaa Maanta xafiiskiisa warqadaha aqoosiga Safiirnimo  kaga Gudoomay Safiirka cusub ee dowlada wadanka Denmarka usoo Magacaabatay wadanka soomaliya

Mette Knudsen  ayaa maanta waxaa laga Gudoomay Warqadaha safiirnimo iyadoona kulanka waqti qaatay ay xafiiska kula qaadatay Madaxweynaha dowlada soomaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud

kulanka ka dib ayaa waxaa si wada jir ah ula hadlay saxaafada wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar iyo safiirka cusub ee dowladda Denmark haweeneyda lagu magacaabo Mette Knudsen

Ugu Horeyn wasiirka arimaha dibada dowlada soomaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo saxaafada la Hadlay ayaa sheegay in ay tani ka Turjimay xariirka soo jireynka ah ee u dhaxeeya dowladaha soomaliya iyo Denmarka

Dhanka kale Safiirka cusub ee dowlada wadanka Denmarka usoo Magacaabataywadanka soomaliya  Mette Knudsen ayaa sheegtay in aad ugu Farxsan tahay in safiirka soomaliya u Fadhiya wadanka Denmarka loo soo Magacaabo

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here