Louis van Gaal: Arsene Wenger Waa Mid kamid ah Macalimiinta Ugu wanaagsan aduunyada

0

Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa aaminsan in uu yahay macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger mid kamid ah macalimiinta Ugu wanaagsan aduunyada  ka Hor kulanka axada Bari

Macalinka reer Holland ayaa Maanka ku haya in ay kooxdiisa ay sii xajisato Hogaanka Horyaalka dalka Ingiriiska xili Todobaadkii Hore ay Hogaanka Horyaalka ay qabteen

Isagoo wariyaasha la Hadlayaayay Ka Hor Kulanka axada ayuu sheegay in macalinka kooxda arsenal Wenger uu yahay mid kamid ah macalimiinta ugu wanaagsan aduunyada

Kooxda arsenal ayaa xili ciyaareedkaan Bandhig xun ku leh kooxda Champions League kadib l;abo Guuldaro ay la Kulantay kulamada Furitaanka Champions League

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here