Arsenal ayaa ku Guuleysan doonta Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan

0
Arsene Wenger, Manager of Arsenal.

Macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger ayaa kalsooni buuxda ku qaba in ay kooxdiisa xili ciyaareedkaan ay ku Guuleysan Karto Horyaalka dalka Ingiriiska

Kooxda arsenal ayaa axada soo dhaweyn doonta kooxda Manchester United waa mid kamid ah kulamada Ugu xiisaha badan Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan

Kooxda Manchester united ayaa Hogaanka dib Ugu soo  laabatay kadib markii ay ciyaartay 7-kulan oo Horyaalka dalka Ingiriiska ah

Laakin macalinka reer France Arsene Wenger ayaa aaminsan in ay tahay xiligaan xiligii ay kooxda Magaalada London ay ku guuleysan laheyd Horyaalka dalka Ingiriiska

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here