James oo loogu Yeeray xulka dalka Colombia xili uu dhaawacan Yahay Laacibka

0

Xulka dalka Colombia ayaa u wacay Ciyaarahanka kooxda Real Madrid James Rodriguez ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka sanadka 2018-ka

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Real Madrid James Rodriguez ayaa dhaawac kaga Maqan kooxdiisa Real Madrid wuxuuna seegay kulamo ka Tirsan Horyaalka dalka Spain

Laakin macalinka kooxda Real Madrid Rafa Benitez ayaa sheegay in James Rodriguez oo qeyb ka yahay xidigaha ka Hor Tagi doono kooxda athletic Madrid kulanka Derby Madrid oo Habeen dambe dhici doona

Macalinka xulka dalka Colombia Jose Pekerman ayaa Go’aansaday I uu xidigaa uu kusoo daro xidigiisa 24-ciyaaryahan ee ka Hor Tagi doono xulalka Peru ay la ciyaari doonaan October 8 iyo xulka dalka Uruguay ay la ciyaari doonaan  October 13.

Radamel Falcao  ayaa sidoo kale kamid ah xidigaha lagu soo daray xulka dalka colombi waxaa sidoo kale xulka lagu soo daray xidiga kooxda Juventus Juan Cuadrado

Squad in full:
Goalkeepers: David Ospina (Arsenal), Camilo Vargas (Atletico Nacional), Cristian Bonilla (Equity).

Defenders: Santiago Arias (PSV Eindhoven), Francisco Meza (Santa Fe), Cristian Zapata (AC Milan), Eder Alvarez Balanta (River Plate), Jeison Murillo (Inter), Frank Fabra (Independiente Medellin), Johan Mojica (Real Valladolid), Helibelton Palacios (Deportivo Cali).

Midfielders: Alexander Mejia (Atletico Nacional), Carlos Sanchez (Aston Villa), Freddy Guarin (Inter), Edwin Cardona (Monterrey), Gustavo Cuellar (Atlético Junior), Juan Cuadrado (Juventus), James Rodriguez (Real Madrid), Macnelly Torres (Atlético Nacional), Wilmar Barrios (Deportes Tolima).

Forwards: Radamel Falcao (Chelsea), Jackson Martinez (Atletico Madrid), Carlos Bacca (AC Milan), Teofilo Gutierrez (Sporting), Rafael Santos Borre (Deportivo Cali), Fabian Castillo (FC Dallas).

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here