Xidigii Hore ee qadka dhexe kooxda arsenal Emmanuel Petit ayaa u sheegay macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger’s in loogu Baahan yahay In uu ku Guuleysto Horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League
Macalinka reer France Arsene Wenger’ ayaa ku Guuldareystay in uu ku Guuleysto Horyaalka dalka Ingiriiska tan iyo xili ciyaareedkii 203/2004 markaas uu Unbeaten uu ku qaaday Horyaalka
Emmanuel Petit oo arsenal u ciyaaray xili ciyaareedkii 1997 iyo 2000 ayaaa ugu Baaqay macalinka kooxda arsenal in loogu baahan yahay in uu ku guuleysto Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan

