Phillipp Lahm : Ma ahan Mid Xun Waa Mid Wanaagsan Xidiga Mario Gotze

0

Kaptanka kooxda Beyer Munich Phillipp Lahm ayaa aaminsan in uusan aheyn xidiga Mario Gotze mid wax jiro aheyn isagoona Ku Tilmaamay Laacibka in uu leeyahay Tayo wanaagsan xiligaan

Xidiga Mario Gotze ayaa Hal Gool dhaliyay kulankii ay kooxda Beyer Munich 5:0 ay kaga adkaatay kooxda Dinamo Zagreb kulamada Champions League oo Todobaadkaan dhacay

Sidoo kale waxa uu aamisan yahay in uu Bandhig wanaagsan uu sameyn doono kulanka ay Todobaadkaan Gudihiisa ay la ciyaari doonaan kooxdiisa Hore ee Dortmund

Laacibka xulka dalka Germany Mario Gotze ayaa ku jahwareersan Nolosha kooxda Beyer Munich xili uu sanadkii Hore uu dhaliyay Goolkii Guusha koobka aduunka dalka Brazil ka dhacay

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here