Barnaamijyada

Dhageyso: kun-shilling oo Loo Xiray 9-ruux oo ay ku jirto Haweeney Xaamilo ah

Dhacdooyinka caalamka ayaa ah kuwa maalin walba dhaca waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka dhacday dhacdo Cajiib ah kadib markii qoys dhan loo xiray Lacag dhan kun shillin oo shilling soomali ah Degmada dharkinley ee Gobolka Banaadir waxaa ka dhacday dhacdo Cajiib ah kadib markii  9-ruux oo ay ku jirto haweeney  Bilo dhamaystay loo xiray  kun shilling oo shillin soomali ah Halkaan ...

Read More »