Dhacdooyinka caalamka ayaa ah kuwa maalin walba dhaca waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka dhacday dhacdo Cajiib ah kadib markii qoys dhan loo xiray Lacag dhan kun shillin oo shilling soomali ah
Degmada dharkinley ee Gobolka Banaadir waxaa ka dhacday dhacdo Cajiib ah kadib markii 9-ruux oo ay ku jirto haweeney Bilo dhamaystay loo xiray kun shilling oo shillin soomali ah
Halkaan ka dhageyso siday wax u dhaceyn

