Xidiga John Obi Mikel ayaa kursiga keydka kusoo bilowday kulanka ay goor dhow la ciyaari doonaan kooxda Scunthorpe kulan ka Tirsan FA Cup wareegiisa 3-aad
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Negeria ayaa bandhig wanaagsan sameenayay tan iyo markuu uu shaqada kooxda Chelsea la wareegay Macalin Guus Hiddink, ninka reer Holland,
Line Up-ka kooxda Chelsea
CHELSEA: Begovic; Ivanovic (c), Zouma, Cahill, Azpilicueta; Ramires, Fabregas; Willian, Oscar, Pedro; Diego Costa. SUBS: Courtois, Terry, Baba Rahman, Mikel, Loftus-Cheek, Kenedy, Traore.

