DEG DEG: Dagaal Hada Ka Socdo Magaalada Muqsisho

0

Ciidamo Katirsan Booliska Iyo Kuwa 14-ka October oo Goordhaw Ku Dagaal ku dhax maray Isgoyska KM4 Ee gudaha Magaalada Muqdisho

Rasaas Teel Teel ah ayaa La Maqlayaa Waxaana Jirto Askar Dhimasho Iyo Dhawac Ku Noqotay iska Hor Imaadkaasi Hada Ku dhax Maray Ciidamada Muqdisho.

Maamulka degmada Hodan oo Simba Xiriiro ay la sameysay ayaa ka gaabsaday iney wax faah faahin ah ka bixiyaan dagaalka. Dhax maray ciidamada dowladda.

Waxii kusoo kordha Dagaalka goordhaw la Soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here