Akhriso:- Magacyada Tiro Nabadoono Shil Khasaare Geystay Ku Galay Duleedka Guriceel

0

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa shil khasaare geystay oo ay ku galeen duleedka degmada Guriceel  odayaal iyo Nabadoone ka anba baxay degmadaasi.

Nabadoono uu hor kacayay Ugaas Xasan oo ka anba baxay degmada Guriceel kuna sii jeeday degmada Balanbale ee u socday nabadeynta maleeshiyaad halkaasi ku dagaalamay ayaa shil dhaawacyo kala gadisan geystay ku galay inta u dhaxeysa Magaalada Guriceel iyo degmada Balanbale ee Galgaduud.

Magacyada Odayaasha shilkaasi ku dhaawacmay ayaa waxaa kamid ah

Nabadoon Maxamed Adan Rooble Xood

Nabadoon Omar Sheekh Cabdi Waaxid

Nabadoon Cali Daahir Xaashi (Cali Gubad)

Waxii Kusoo Kordha Goordhaw La Soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here