WAR DEG DEG: Qarax Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goordhaw ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.

Goobjooge la hadlay Simba ayaa sheegay in Gaari uu ku qarxay Isgoyska Bakaaraha dhanka wadada dheer ee isku xirta Isgoysyada dabka iyo Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa dhacay xili ciidamo fara badan oo katirsan booliska dowladda halkaasi ay ku sugnayeen.

Ilaa hada majirto cid sheegi karta qaraxaasi inuu iskiis u qarxay iyo in ciidamada lala beegsaday.

Waxii Kusoo Kordha Kala Soco Facebook/ Radio Simba

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here