Daawo Sawirada Ciidamo ka Tirsan kuwa Booliska Maamulka Puntland oo Maanta Tababar loogu so xiray degmada Carmo

0

Ciidamo ka Tirsan kuwa Booliska Maamulka Puntland ayaa Maanta Tababar  loogu soo xiray  Kulliyadda Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee degmada Carmo

Tababarka waxaa ka qeyb Galay saraakiil ka Tirsan ciidamada Maamulka Puntand iyo Taliyaha ciidamada Booliska soomaliyeed Janeraal Maxamed sheikh xasan xaamuud oo dhawaan Gaaray Magaalada Garoowe

IMGP9751

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here