Ciidamo ka Tirsan kuwa Booliska Maamulka Puntland ayaa Maanta Tababar loogu soo xiray Kulliyadda Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee degmada Carmo
Tababarka waxaa ka qeyb Galay saraakiil ka Tirsan ciidamada Maamulka Puntand iyo Taliyaha ciidamada Booliska soomaliyeed Janeraal Maxamed sheikh xasan xaamuud oo dhawaan Gaaray Magaalada Garoowe


