Faah Faahin:- Labo Bam Gacmeed Oo Lagu Weeraray Xarunta Degmada Baraawe + Dhageyso

0

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar lagu qaaday xarunta degmada Baraawe ee gobalka shabeellaha hoose Soomaaliya.

Weerarka lagu qaaday xarunta degmada ayaa loo adeegsaday bambanooyin, wallow aysan jirin cid xaqiijisay masuuliyada weerarkaasi Bambaano cida ka danbesay iyo khasaaraha ka dhashay.

Gudoomiyaha degmada baraawe ee gobalka shabeellaha hoose oo la hadlay Idaacada Simba ee magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkaasi, sido kale gudoomiyaha ayaa carabaabin inuu jiro khasaare ka dhashay weerarkaasi Bamka ahaa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here