Isku Hor Imaad Haatan ka Socda deeganka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose

0

Wararka haataan naga soo gaaraya deeganka Leego ee Gobolka shabeelaha Hoose  ayaa ku waramaya in deegankaas goor dhaweyd uu ka dhacay qarax miino oo lala   eegtay ciidamo ka Tirsan kuwa Midowga Africa ee amisom oo halkaas marayay,

Qaraxa kadib ayaa la sheegay in goobta uu ka dhacay isku hor imaad xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada midowga Africa ee amisom iyo kooxo hubeysan oo halkaas ku weeraray kolonyada ciidamada amisom ka Tirsanaa

Dhanka kale ilaa haatan lama ogo qasaaraha  ka dhashtay qaraxa lala eegtay ciidamada Midowga Africa ee amisom iyo isku hor imaadka xigay qaraxa kadib,

la soco wixii kusoo kordha warkaan,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here