Wakiilka ciyaaryahankii Hore ee xulka dalka Brazil Ronaldinho ayaa sheegay in xidiga uu xili ciyaareedkaan ay macquul tahay in uu u dhaqaaqo Horyaalka dalka Ingiriiska,
Roberto, oo ah wakiilka ciyaaryahanka kooxda Fluminense, sidoo kalana ah walaalka xidiga Ronaldinho ayaa sheegay in xidiga uu dalabyo ka helay kooxaha Horyaalka dalka Ingiriiska ayna macquul tahay in uu xili ciyaareedkaan u dhaqaaqo,
Ronaldinho oo ku guuleystay koobkii aduunkii ayaa sidoo kale uso ciyaaray kooxaha Barcelona iyo ac Milan waligiisa uma ciyaarin kooxaha Horyaalka dalka Ingiriiska,

